Thursday, October 12, 2006

Xagee Ku dambeeyeen?


Waa arimaha sida xooliga ah somaliya uga dhacay,nimankii xamar ka qabqablayn jiray muddo faro badan xagee bay ku dambeeyeen? waxan maqalay in Suudi yalaxoow,bashiir raage iyo Beebe ay mar ku xirnaayeen wadanka Congo dabadedna ay Ugaandha soo galeen,waxaan kaloo maqlay in qanyare isagoo cago cad uu yimid Baydhabo oo waliba ay soo wariyeen dad xogogaal ah ninkaas qolalkii uu soo galo waa lala joogi waayey af qurun dartii (la garanmaayo in ay tahay xanuun caloosha ah mise wuusan ilkahaba iska cadayin?) ma naqaan ilaah baa naga og! hadaba nimankaas iyaga ah maxad xog ah oo ka haysaan meelaha ay ku kala dambeeyeen, waxaan anagu idiin balan qaadaynaa inaan idiin soo gudbin doono usbuuca dhow mid walba meesha uu joogo iyo waxa uu ku sugan yahay inshaƔlaah.....

No comments: