Saturday, December 23, 2006

list of Somali websites that encourage terrorism

It is very strange that the world is fighting against terrorism in many fronts and again we see websites and persons who are actively promoting terrorism, it is either of two things that world doesn't care where,when or why and how terrorists operate. if we look at the current situation in Somalia we have The Taliban style Maxaakims(pronounced as mahakim)who have close link with Alqacida,Aljihad,Xisbulahi and other disgraceful organizations that deal with terror,and these evil consorts have their own websites in Europe,North America And Asia where they propagate and prophesy violence and terror in the name of quote and unquote Islam,these evil bastards who are stationed in these countries and probably taking welfare doing enormous harm to the world peace right in front of our eyes. after watching what these website write and stand for (of course they are mostly written in Somali)I decided to post some of the names of these websites and who they are registered to and where is there location. the list is very long but I will only bring up the main ones for the time being. i will following their stories and God willingly I will try to contact the concerned parts in each jurisdiction, for example the Homeland office if they are in USA or the home office if in UK and so on ,now let's list some the caves of these bastards. but first let me translate my aim in somali to those God fearing peaceful somalis who like me oppose and abhor terror in the name of God.

walaalayaal waxaan halkaan idinku soo gudbin qaar ka mid ah websites ka dhiira galiya argagixisada,waxaan idin soo gudbinaya meesha laga leeyahay iyo magaca ay ku sajalanyihiin, hadaba websites kaas waxaa laga leeyahay wadamo badan sida qaar yurub qaar north america qaarna meelo kale,marka walaalayaasha jecel nabada iyo wanaaga oo ka soo horjeeda argagixisada nooc ay tahayba waxaan idinka codsanaya in hadii websites kaasi ku yaal dalka aad joogtid aad la xiriirtid ciidanka nabadsugida ama marba cida ku shaqo leh arinkaas. waxaan rajeynayaa inaad e-mail ama telephone u diri doontaan ciidanka ku shaqo leh amniga si looga abaal mariyo ruuxaas ama dadkaas waajibkooda... waad mahadsan tihiin walaalayaal. iskaaashi wanaagsan.

1-http://www.godeynews.com/

IP Address:
195.47.247.83

owner: Bishaar & Rashid email rashidy3@hotmail.com: address: 41 Church Road city: 9JJ postal-code: BS5 country: GB phone: +44.7787366821 waa Copenhagen,Denmark

2- http://www.dayniile.com/

IP Address:
195.47.247.79

Registrar History:
2 registrars.
NS History:
7 changes. Using 4 unique name servers in 2 years.
IP History:
13 changes. Using 6 unique IP addresses in 2 years. labo qof baa isku qortay muddo 2 sanno dhexdood ah.
domain: dayniile.com owner: n/a organization: caano email deyniile@hotmail.com: address: skolsparet 67 city: Angered postal-code: others 42431 country: SE phone: +49.1234578 fiiro gaar ah:wadanka laga leeyahay iyo kan laga qoray ama uu deganyahay ruuxu been buu ka sheegay.

3- http://shabelle.net

IP Address:
68.142.212.118

Registrar History:
2 registrars.
NS History:
8 changes. Using 7 unique name servers in 2 years.
IP History:
15 changes. Using 12 unique IP addresses in 2 years. marar badan ayaa la badalay shirkada internetka siisa taasina waxay noqon kartaa wax laga shakiyo.
Registrant: Shabelle Media Network 2nd Street of Bakaraha Market Mohagishu, 2521 SO Domain name: SHABELLE.NET Administrative Contact: Abdimalik, Yusuf 2nd Street of Bakaraha Market Mohagishu, 2521 SO +1.2521500554 (((((( this website here is the most elusive one the address and the original owner were both in canada, but the service provider is in sanFrancisco although they have branches in canada. this website is the worst when it comes to spreading the Evil)))))))))
Technical Contact: Manager, Domain 2800 28th Street Suite 205 Santa Monica, California 90405 US +1.8885114678 Fax: +1.3103141610

4- http://www.qaadisiya.com


IP Address:
67.15.60.40

Registrar History:
2 registrars.
NS History:
2 changes. Using 2 unique name servers in 1 year.
IP History:
4 changes. Using 2 unique IP addresses in 1 year. sanad gudihiis ayey 4 jeer is badal sameeyeen. cajiib maxay ka cararayaan????they are on the run always,and basically they are very extreme.i think it is good to use the police description ""armed and dangerous"".
Registrant: Dacwa 48 Arthur street Northampton, Northamptonshire NN2 6ED GB Registrar: DOMAINBANK Domain Name: QAADISIYA.COM Created on: 15-DEC-05 Expires on: 15-DEC-10 Last Updated on: 25-DEC-05 Administrative Contact: jimcaale56@hotmail.com Hassan, Abdirahman Dacwa 48 Arthur street Northmapton, Northamptonshire NN2 6ED GB 07956511862
NS1.NETPIVOTAL.COM shirkaadaas baa siisa internetka.


this is not the end but there more to come.
kuwo badan oo kale baa jira waan soo wadaa iyagana

Wednesday, December 06, 2006

Supreme Islamic Council of Somalia (SICS)in shambles after and internal disagreement

according to the news wire Networks the Islamic Council of Somalia is disintegrating after defections of their militias,an eyewitness report points to large number of militias escaping from the Mogadishu based Islamic Council to Puntland and baidoa, the sources say that an internal dispute over which tribe has to keep their arsenal is the cause of this disarray. as is known the Islamic courts consists of clans that joined forces to defeat the US packed anti terrorist alliance but an agreement existed that each and every tribe has to keep their armaments the reason being a security related issue because they know that eventually there is gonna be skirmishes between the tribes who formed the Islamic Council and it seems that is what is happening now.

Monday, December 04, 2006












adeer bal ii waran lacag maxaad inoo haysaa meesha la isa soo galyaye.waqtigu waa inagu yaryahay waa inaan diyaargarownaa


suaashaas iigu celi !! lacagta aan adiga kugu ogayn miyaad aniga i weydiisay,wixii aad ka heshay caanshuurihii biyomaalka waa anigii ku iri meel inoo dhig taas, wixii ka soo baxa geedihii aynu beernayna(xashiish buu ulajeeda) waa anigii ku iri qaarna cabdiqaasim sii isaga laftirkiisu waxbaan meel inoo dhigay buu lahaaye,ma aqaan inuu run sheegayo iyo inkale been baa ilaahay ku kharibay.marka lacagtii idinkaa noo haya anigu wixii aan hayey waxay ku baxeen dagaalkii aynu abgaalka la galnay waagii dhaweyd,lacag badan baa halkaas ku baxday, oo waliba murursade haduu inala dagaalami lahaamaanta waxba ma hayneen ee ilaah noo bajiyey.



adeer horta aniga dad badan baa igu xiran waa ogtahayoo colaadii aynu ka abuurnay sacad iyo saleebaan xoolo badan baa galay, walina saleebaankii waa gaajeysan yihiin oo waxba lalama gaari karo balaayada quulahoodii bay ku roonaayeen,waxna tari mahayaan oo hada cadaado baaba la isku haystaa ina qaybdiid inagu biyo keen. marka taladu idinka bay idiin taal bal inoo arimiya.










war heedhe sleeybaanka waaba laga daranyahay oo waxaan ka wiswisay kan shariifka sheegta oo nacaska abgaal la iskuma halayn karo, waxaan ku fakarayey inaan kan murursade ku badalo,halkaas ishaan ku hayaa.waa khatar ina dhex joogta shariifku sideedana aabahay baa ii sheegay inaanan abgaal waligay aaminin.


adeer waxaan lugaha la galay jini iyo jaan kan madaxa la'oo jiniqow maalin dhaweyd inaan dilo baaban damcay,hoostaas buu si xun iiga fiiriyaa waxaan umaleynaya inuu rabo inuu i dilo marka ninkaas sidee ka yeelnaa?








ukaadi aan kii cabdikaasim ahaa u yeeree beenlowga, intaas habar xun buu hoosta uga jira wuxu naf ma leh, adeer afkeen waa isu amaani kani waa waxmatare(abdikasiim buu sheegaya)..war cabdkaasim war bal kaalay ....




sheekadii abdikaasim baa soo galay.





asalama caleykum , war waa dufoobaye idinkuna ma dufowdeen, saaka markaan soo toosay waxaan u ekaaday dabagaale yaab baanu aragnay.



war anba cudurka waa kula qabaa oo waxaad i mooda in shimbiri i martay.gux gux gux hargabna waa ii weheliyaa gux gux gux , waxaas ka gudub ee maxaad war haysaa?bal iiga waran ninkii carbeed ee xoolaha inoo hayey (wuxuu xusay magac nin Masri ah oo la yiraahdo salim mardam beey).ninka ma la siku halayn karaa shoow xoogaga naga dhacee?

idiin waramay horta waxaan idin siin warbixin weyn waxaad moodaa in labadiinuba aad indho la'dihiin,horta xaalku meel fiican marimahayo, sacad waa cadow,mareexaan waa cadow,murursade waa cadow hawiye maanta reer ina bixinahaya ma jiro mid baynu ku dhaqdhaqaaqi karnaa sheekadaan diinta maalin dhow waa la isku fahmin,wax sii soconaya ma ahan waad ujeedaan waa hore baa qaar inaga tagay, kuwo badan sida majeerteen iyo isaaq waxay bilaabeen sheeko been ah oo teena ka sareysa oo waxay leeyihiin maxaakim baanu sameysanay, marka waxaan idiin sheegaya horta marka xamar inaan xaalad dagaal ka bauurno mar kale dan baa inoogu jirta sababtu waxaa weeye waxaan ogahay hadii maraykanku ogaado in arintu tahay dhexdeena waxaa loo macnayn civil war kadibna la inoo imanmaayo, laakiin waxaan ka fekerayey labadii aan is qabdsiin lahay, waxay igala badin weyday inaan abgaal iyo murursade isagu dhiibno hubka labadaas awoodood aan isku jabino dagaalkii mudug ee sacad iyo saleybaana aan soo celino.halkaas waa ila dhafi weyday sheekadu ee bal idinku fekerkiina ku darsada. xaalku waa xunyahay waqti ma haysano waqti majiro walaahay ma jiro ma jiro aaheey.....waxaan kale oo idiin shegayaa inaad ku khaldanteen arimihii kismaayo waxaa


la rabay in ninka ogaadeen aan loo dhiibin meeshaas,ninku waa nin ku adaga mabda iisa nin la aamini karo ma ahan,halkaas majeerteenka ayaan ku shukaansan lahayn wallee talo ban idin seegtay,ogadeen wadanka waxba kama ahan , war madaxaa i xanuunayee bal beri aan isu imaano.

madaxu haduu ku xanuunayo hoo xoogaa geedkii fiicnaa(xashiish buu u shiday).














xaax war hada xoogaa baan sidii hore dhaamaa oo xataa hada uma eki dabagaale..kkkkkkkkkkkkkkkkk walaalkay jira indhacade makhruun fiican baa tahay kkkkkkkkkk

Sunday, December 03, 2006

indhacade iyo adeerkiis




adeer maxaa inagu dhacay? adeer afkii baa i maroorsamay...yaab waa eeylaadii oo i habaartay.







adeer anigaaba kaa daran waxaan noqday garanmaayo !! maxaan adeer kuula ekahay?

dahir aweys oo habaarkii eeyladii tuugsanayd ku dhacay


Odaygii afkii baa qaloocday ka dib markii uu dad is miidaamiya u diray eelaay ka tuugsanaysay

kantaroolka baydhabo

... what goes around comes around... lol

The New Breed Of suicide Bombers In somalia





































It was a day just like the other days at the Baidoa checkpoint nothing was unusual porters were carting things away and some beggars were asking handouts to the people they think were more fortunate, when suddenly a Toyota car appeared from the Horizon from the Direction of Mogadishu- the ex somali capital which recently became a dungeon for hardheaded extremist elements that will do anything they can to kill and maim.the car parked right beside other vehicles that were already undergoing inspection by the Somali Police Force one police officer approached the car to look at the occupants ,that is when the occupants triggered a huge explosion that ripped everything apart,the small car was hurled 5 meters by the violent explosion and everything and anyone around was destroyed. the poor beggars and porters who were trying a shilling or two that day were not lucky enough to escape this diabolic act of cowardice. this isn't the first time the terrorists used such an abhorable and inhuman act.








It was incomprehensible to all the Somalis that a suicide generation will emerge from Somalia but despite bombings ,kidnappings and beheadings eventually the sane minds of the Good Somalis will win from the evil re-incarnated minds of the So called maxaakims.

Friday, December 01, 2006

Siyaasada Cunaqabataynta iyo ulajeedooyinka laga leeyahay

waa la yaab in somalidu labo u kala baxaan qolo ku farxaysaa in cunaqabataynta la qaado iyo qolo ku faraxsan, somalidu waa ciyaal aan lahayn caqli ama feker ku saabsan habka dawladaha western ku ay isticmaalaan cunaqabataynta, marka hore bal aynu isla fahano sababta somalia looga fariistay iyo waxyaabaha iman kara A) cunuqabtaynta waa la adkeeyey sababta waxaa loo baahan yahay in la ogaado wax walba oo soo galaya somaliya ama ka baxaya, taas waxaa dhib ku qaba dadka baayacmushtarka ah iyo maraakiibta ama diyaaradaha keena badeecada wadanka , waxaa imanaysaa in baayacmushtarkii iska socday uu gaabsho waayo shariikaadka leh diyaaradaha ama maraakiibta waxaa loo geesaynaya macaamil xun oo la ogaado wax walba oo ay qabtaan taasina marka dambe waxay keenaysaa inay iskaba daayaan imaanshaha oo la macaamilka somalida. B) waxaa la iibinya hada habkii somaliya lagu weerari lahaa marka ugu horeyn waa cadayn la cadeyo in meesha khatar jirto in aduunka laga dhaadhiciyo mashkilada ay maxaakiimtu ku yihiin umadaha kale dehumanizing phase or demonising phase, in dhaqaale loo helo oo waliba lacag badan laga qaado cidii danaynaysa inaan xayiraada la qaadin,http://www.answers.com/topic/embargo ama eeg halkan dhibta embargo ka qabsan karta shacabka reer falastiinhttp://www.catdestroyshomes.org/article.php?id=528 .
maanta waxaa socda waa gogol dhigay in somalia laga dhigo meel baaba ah oo ka sii darta sida ay maanta tahay. marka waxaan qabaa inaan qolana u fahmin in xasaarka la adkaynayo ay faaiido ugu jirto. mowduuc kale ayey inala galaysaa marka aynu ka hadalo sida loo badbaadin karo umada laakiin hadaan soo gaabiyo waxaan qabaa in maxaakimtu ay yihiin cida ay maanta ku xidhantahay in somalia laga badbaadiyo mashkilad intaan ka weyn hadii alle idmo si gooni ah ayeynu taas uga hadli doonaa.