Monday, January 08, 2007

Xaflad Dawlada KMG Toronto Sawiro
































































































































































































































































































































































Waxaa lagu qabtay magaalada Toronto Xaflad Heersare loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen madaxda sare ee wadanka Canada iyo madax Somaliyeed iyo waxgarad qiimo ku leh Mujtamaca somalida,Xafladaas Ooo ka dhacay Hoteel Ramada Inn ayaa lagu soo bandhigay waxyaabo badan oo dadka farxad galiyey waxaana ka hadlay waxgarad fara badan oo ka soo jeediyey fikir wadaninimo, waxaa halkaas ka dhacday lama maqal iyo alama arag. bal hadaba aan halkaan idiin soo gudbiyo sawiro aanu ka soo qaadnay..

No comments: