Monday, June 11, 2007

Rugta: The President Of so Called Somaliland was caught In Sweden

Rugta: The President Of so Called Somaliland was caught In Sweden
war lagu kalsoonyahay oo ka imanaya wadanka sweden ayaa sheegaya in ninkii isku magacaabi jiray madaxweynahaya kooxda falaagada ah ee Hargesia lagu qabtay wadanka sweden isagoo wata ama haysta qaad waxaan ka wada war haynaa in jaadku uu ka yahay mamnuuc wadankaasi waxaana la yaabaa qofka lagu qabto inuu xabsi galo muddo badan .hadaba waxaa naloo sheegay in gurigii uu ku haystay qaadka uu daaqada ka dhacay isagoo macawis qaba dabeedna gaari ku baxsaday laakiin police ka wadanka ayaa soo gaaray muddo yar ka dib, hada waxaa lagu hayaa saldhig police wareysi ayaana lala leeyahay

No comments: